Dhageyso:Xildhibaano KG oo Sheegey Iney Gurmad Biyo ah Gaarsiin Doonaan Dadka Soo Barakacay

0
393

Xildhibaanadan maanta shirka ja,raa id ku qabtey baydhabo ayaa waxaa ay baaq u direen bulshada somaliyeed ee ku dhaqan gobolada dalka somaliya waxaana ay ugu baaqeen iney u gurmadaan dadka ku dhiban kaamamka barakacyaasha ee magaalada baydhab.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here