Xildhibaanadan maanta shirka ja,raa id ku qabtey baydhabo ayaa waxaa ay baaq u direen bulshada somaliyeed ee ku dhaqan gobolada dalka somaliya waxaana ay ugu baaqeen iney u gurmadaan dadka ku dhiban kaamamka barakacyaasha ee magaalada baydhab.
Halkan Hoose Ka Dhageyso.