Haweenka somaliyeed waa kuwo u nugul dhibaatada qoyska qaarkood waxaa soo wajahda in aabaha reerka uu geeriyoodo qaarna abihii oo waaya lixaadkiisa amaba naafooba taasoo kalifi karta in hooyadu ay ladaalaadhacdo soo dhicinta nolol maalmeedka qoyska.
Halkan Hoose Kadhageyso