Dhageyso:Warbixin ku saabsan wax yeelada nafaqo darida

0
438

Dr faadimo macalin ibraahi ayaa sharaxaad ka bixisey xaalada nafaqo darida lagu tilaamikaro ayadoona talooyin siisay hooyooyinka somaliyeed.

Inta badan somalia ayaa laga tiriyaa meelaha ugu saamaynta badan ee ay nafaqo darida kajirto ayadoona ay barbar socdaan dadaalo ay hay,adaha qaramada midoobey ee dhanka caafimaadka u dhaq dhaqaaqa ku bixiyaan ka hortaga nafaqo darida.

Halkan hoose ka dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here