Dhageyso:Warbixin ku saabsan dhalin yaro kashaqeysata mooto Bajaajta.

0
361

Intabadan magaalada baydhabo waxaa ka shaqeysa gaadiidka nooca bajaajta loo yaqaano taasoo tirada baydhabo kashaqeysa lagu sheegey iney gaarto 3,000 oo bajaaj ah waxaana kaxeeya rag u badan dhalin yaro.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here