Dhageyso:Warbixin ku saabsan beeraleyda baydhabo oo walaac ka muujiyey biyo yarida xiligan jiilaalka.

0
537

Garbada baydhabo waa meel dadku intabadani wada yaqaanaan hadana waxaa jira dad si gaar ah biyaheeda nolol maalmeed kooda ugu maareeyo.

Nuure Kalamay waxaa uu kamid yahay dadka beer khudaareed kuleh hareeraha garbada kana soo saara khudaarta nooc yadeeda kala duwan sida ansalaatada kabsarta koostada iyo kuwo kaloo badan.

Halkan Hoose Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here