Dhageyso:Warbixin ku saabsan dadka barakacyaasha ah ee kunool kaamaka baydhabo oo ka hadlay xaaladooda nololeed.

0
478

Dadka barkacyaasha ah ee ku nool kaamamka kuyalaan duleedyada magalada baydhabo ayaa xiligaani waxaan ay ka cabanayaan xaaladooda nololeed oo aad u liidata.

Dadkaan oo siyaabooyin kala duwan ugu soo barkacaan degaanadii ay ku nolayeen ayaa magalada baydhabo waxaa ay soo gareen iyagoo gacmo maran waxaa qaarkood hantidooda kuwayeen abaartii soo martay dalka gaar ahaan degaanada koonfur galbeed soomaaliya.

Halkan hoose kadhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here