Dhageyso:Warbixin Ku Saabsan Beeraleyda baydhabo oo Ku Baraarugey Beerashada Gabal dayaha.

0
664

Gabal dayaha oo kamid ah dalagyada laga sameeyo saliida ayaa waxaa hada magaalada baydhabo ay beeraley badani ku baraarugeen iney beertaan.

Cali Marguus oo kamid ah beeraleyda magaalada baydhabo ayaa hada ku beerey dhulbeereed 12 hektar ah oo uu horey dalagyo kale ku beeran jirey.

Halkan Hoose Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here