Dhageyso:Warbixin Ku Saabsan 30 Jir Naafo ah Oo Baydhabo Kasoo Dhacsada Nolol Maalmeedkiisa.

0
391

Buule Ibraahi Aadan waa 30 jir naafo ah kana shaqeeya qasida cabitaanada kala duwan bartamaha suuqa magaalada baydhabo ayuuna ku iibiyaa buule halka lacagta uu shaqadan ka helo ayuu ku maareeyaa qoyskiisa oo ka kooban wiil iyo hooyadii.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here