Marka laga hadlayo dhalinyarada somaliyeed waxaa lagu tiriyaa amaba lagu sheegaa kuwo tahriiba iyo kuwo la askareeyo ayadoona taasi ay bar bar socdaan dhalinyaro dib dalka ugu soo laabanay fursado ganacsina ka samaynaya dalka gudihiiisa
Sanadadii danbe waxaa magaalada baydhabo dib ugu soo badanayey dhalinyarada dalka dib ugu soo labanaysa aygoona ganacsiyo ka samaynaya magaalda.
Halkan Hoose Ka Dhageyso