Dhageyso:Degmada Qasax Dheere Ee Gobolka Baay Oo Xaalada Nafaqo Dari Kajirto.

0
421

Qasax dheere waxaa ay kamid tahay degmooyinka gobolka baay ee ay Al Shabaab go,doomiyeen waxaana mudadeed ay ciidanka dowladu lawareegeen halkaasi laga soo sheegayaa xaalada bani,aadaninimo oo aad u liidata.

Arinta ayaa salka ku haysa adeegyadii bulshada ganacsigii degmadaas oo hakad ku yimid dartee waxaa magaaladu haatan u muuqataa mid dadkeedu weli ay la daalaa dhacaayaan xaaladaaasi.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here