Dhageyso:- Xildhibaanada Golaha deegaanka degmada Bardaale oo Tawabar loo qabtay.

0
368

Waxaa xildhibaanada Golaha deegaan ee demada Bardaale ee Gobalka Baay loo qabtay Tawabar lagu bari doono qaab dhismeedka howlaha dowlada hoose iyo daadejinta arimaha bulshada, waxaana ka soo qeyb galeen guud ahaan xilidhibaanada degmadaasi iyo masuuliyiin ka socda wasaarada arimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisinta koonfur galbeed oo ugu horeeyey agaasimaha guud ee wasaaradaasi.

Tawabarka ayaa waxaa ujeedadiisa warbaahinta uga warbixyey Mustaf Sheikh Abdullahi Adaf oo ah agaasimaha wasaarada arimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisinta koonfur galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here