Dhageyso:- Ardey la baray xirfado kala duwan oo la siiyey qalabkii ay ku shaqeysan lahaayeen.

0
323

Ku dhawaad Aradey tiridoda gaarayso 100 ARadey aya iskugu jiraan Gabdho iyo wiilal ayaa waxey ay  barteen xirfadaha soolarka munaasabadaan  waxa hormuud ka  aheyd   wasaarada shaqada iyo  shagaalaha konfur galbeed  somaliya.

waxa ka soo geeb galeen masuuliyiin kala duwaan oo uga hareyaan  maamulka deegmada kan Gobalka baay iyo qaar ka mid ah  golaha wasiirada koofur galbeed soomali

Dadkaan oo ah kuwo iska kaashadey wadamo kala duwan oo ku midowaan sidii ay wax  u bari lahaayeen dhalinyerada dacda yer  waxaan qeyb ka ahaa  hay,do kale oo aya kaaliin wanagsan ka gaateen  xafaladan oo lagu gadoonsinay galaabka soolarka  dhalanyeradii bartey  mudadii Afarta bilood aheyd

Uga horeen  waxaa ka Hadleen qaar ka mid ah  masuulinta ka soo qeyb gashey munaasabadaani oo uu uga horeya Agaasimaha guud ee wasarada sheqada iyo shaqaalaha

Sido kale  waxa halkaasi ka hadleen wasiirada Goolaha koonfur galbeed somaali  waxa ayna  soo dhaweeyn  howlaha wanagasan aya wado wasarada sheqada iyo shaqaalaha

Uga danbeyntii waxaa munasabada soo xirey waiirka wasarada sheqada iyo shaqaalaha ee maaamulka konfur galbeed feysal C/laahi Ali   waxana uu dhalinyerada uu kula teliyey in ay si wanaagsan ay uga shaqeyn bulshada  qalbka ay haystaan iyo xirfada ay barteen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here