Dhageyso:- Waziirka wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaaalka Soomaaliya oo Maanta Magaalada Baydhabo lagu soo dhaweeyey

0
356

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sareĀ  ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, halkaasoo uga qeyb galayo shirka wadatashiga ee Wasaaraddaha Waxbarashada Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada.

Halkan Hoos Ka Dhgeyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here