Dhageyso:-Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimo Diinta ee KGS Abdullahi Abdourahman Ibraahim (Bardhere) Oo Awaamiir Soo Saarey.

0
340

Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimo Diinta ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abdullahi Abdourahman Ibraahim (Bardhere) oo wareysi siineyey Radio Arlaadi ayaa ugu horeyn ka warbixyey Shaqada Wasaarada ay qabaneyso sidoo kalena  sheegay in Guud ahaan Culima,udiinka Koonfur Galbeed in ay la shaqeyn doonto Wasaarada Diinta Si ay u gutaan Waajibka Saaran.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here