Dhageyso:- Wasaradda Haweenka arrimaha Qoysaska iyo Xuquuqul insaanka Dowlad Goboleedka KGS oo Baydhabo ku daha Furtey Olalaha Joojinta Xadgudubka Haweenka Iyo Caruurta.

0
469

Wasaarada haweenka arimaha qoyska  iyo xuquuqul insaanka ee dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaliya  ayaa magalada  Baydhabo ee xarunta gobolka baay ku qabatey ololaha ka hortagida tacadiga loo geysanaayo haweenka iyo caruurta kaasi oo socon doona mudo toban iyo dhowr maalimood ah.

Munaasabadaan  ayaa waxaa ka soo qeyb galey gudomiyaasha haweenka gobolka baay iyo bakool iyo qaar ka mid ah haweenka ku dhaqan degmada beydhbo iyo masuulinta degmada  beydhbo

Qaar ka mid ah masuulinta iyo marti sharafta ka soo qeyb gashey munasabada ayaa ka hadleen iyagoo uga mahad celiyeen dedaalka ay sameysey wasiirada wasarada haweenka arimaha qoyska ee maamulka koonfur galbeed soomaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here