Dhageyso:- Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska KGS Oo Xaraga Ka jartay Xaruun ay ku yeelaneyso Degmada Marka ee Gobalka Shabeelada Hoose.

0
286

Agaasimaha guud ee  wasarada haweenka iyo  xaquuqal insaanka dowlada goboleedka konfur galbeed soomaliya Yuusuf C/qaadir Maxamed ayaa xariga ka jerey xafiiska wasarada haweenka ee xaquuqal insaanka  ay ka yaalatey degmada marko ee gobolka shabeelaha hoose.

Xarig jerka xafiiska cusub ayaa waxaa ka soo qeyb galey uruka haweenka ee degmada marko iyo marti sharaf kala duwan

Xarig jerka ka dib ayaa waxaa daahfurtey isu dubaha wasarada haweenka ee maamulka konfur galbeed ee degmada marko Marow faaduma Abdi jeele waxeyna ay sheegtey in ay muhiima ay tahay in wasarada haweenka ay xafiis ku yeelatey degmada marko ee gobolka shabeelaha hoose

Dhanka kale ayaa waxaa goobta ka hadleen qaar ka mid ah marti sharafta  ka soo qeyb gashey xarig jerida xafiiska cusub oo ay uga horeysa  gudoomiyaha ururka haweenka ee degmada marko muna maxamed subeyr  Uga danbeyntii ayaa waxaa goobta ka Hadley Agaasimaha wasarada haweenka haquuqal insaanka ee maamulka koonfur galbeed Yuusuf c/qaadir maxamed wuxuu faafahin uu ka bixyey  muhiimada  loo furey xafiiskaan iyo waxtarka uu bulshada ku dhaqan deganada gobolka shabeelaha hoose uu u leeyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here