Dhageyso:-Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Ee KG Oo Tawabar Usoo Gaba Gabeysey Shaqaalaha Wasaaradaasi.

0
317

Tawabar socdey 4 maalmood ayaa waxaa magaalada baydhabo loogu soo gabagabeeyey shaqaalaha wasaarada tamarta iyo kheyraadka biyaha ee maamulka konfur galbeed somalia.

shaqaaladan oo tiro ahaan gaareyey 12 ruux ayaa waxaa mudada uu tawabarka socdey ku qaateen farsamooyin la xiriira shaqada wasaarada ayadoona ay wasaarada dhawaan qaadatey shaqaalahaasi.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here