Dhageyso:-Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed oo kulan dood wadaag ah u qabatay Gabdhaha Magaalada Baydhabo.

0
404

Qaar ka mid ah haweenka ku nool Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobalka Baay ayaa waxey kulan dood wadaag ah oo wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya u qabtay haweenka ay kaga warbixyeen kaalinta haweenka ay ku leeyihiin siyaasada iyo sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen waxeyna codsadeen in kulmo badan loo qabto gabdhaha si ay u muujiyan kaalinta siyaasada ay ku leeyihiin haweenka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa koonfur galbeed.

Wasaarada Haweenka Koonfur galbeed ayaa wada dadaalo haweenka lagu hormarineyo waxaana inta badan baydhabo lagu qabtay kulmo dhowr ah oo inta badan ka hadla arimaha haweenka sida waxbaridooda, xuquuqdooda, iyo kuwa kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here