Dhageyso:-Wasaarada Badroolka iyo macdanta ee Maamulka KG Ayaa Ganacasatada Shidalka Deegaanka Ugu Baaqey Iney Iska soo Diiwaan Geliyaan Wasaarad

0
367

Maxamed C/raxiin Nuur ayaa ugu baaqey ganacsatada konfur galbeed ee shidaalka ka shaqeeya isasoo diiwaangeliyaan sidookalena waxaa uu wasiirka wasaarada uu sheegey iney dib usoo celin doonaan kaalimihii shidaalka ee dowlada sidookalena ay ugu shaqeyn doonaan dowlada iyo shacabka.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here