Dhageyso:-Warbixin Ku Saabsan Sida Uu Halis Ugu Yahay Bulshada Cudurka Waraabowga ama Isfiilatada 05-5-2019.

0
480

Cudurka waraabowga waa mid ka mid ah cudurrada galmada la isugu gudbiyo,waxaana keena bakteeriyada loo yaqaano Trepenema pallidum.

Cudurkaan waxa la isugu gudbiyaa xariir galmood ka dhex dhaca laba qof oo midkood uu qabo nabar xubnaha taranka oo cudurka gudbi kara.sidoo kale hooya qabta cudurkaan oo u gudbisa cunuga caloosheeda ku jira iyo in dhiig sida cudurkaan lagu shubo qof kale.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here