Dhageyso.Warbixin ku saabsan Degmada Diinsoo ee Gobolka Baay.

0
515

Degmada diinsoo ee gobolka baay waxaa kajira hormaro dhanka adeegyada bulshada ah sida uu sheegay maamulka degmadaasi.

Degmadan oo kamid ah degmooyinka uu saameeyey xayiraada dhanka wadooyinka ah ayaa hadana waxaa shaqeynaya garoonka diyaaradaha ee degmadaasi si ay hay,adaha gargaarka bixiya ay usoo gaaraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here