Dhageyso:-Tawabar loo soo gabagabeeyey gudiga Maamul u sameynta Degmada Ceel-Berde ee Gobalka Bakool.

0
328

mudo laba maalmood aha magaalada baydhabo waxaa uu tawabar ugu socdey gudiga maamul dhisida degmada ceel berde ee gobolka bakool ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada baydhabo.

munaasabada lagu soo xiraaayey tawabarkan waxaa ka qeyb galey wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha ee maamulka konfur galbeed somaliya mudane maax maxamed kheyre waxaa uuna sharaxay muhiimada gudigan uu tawabarkan u leeyahay asagoona ku booriyey gudiga iney si cadaalad ah ugu shaqeeyaan dadka deegaankaas.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here