Dhageyso:- Shaqo la,aan darteeda ayuu Degmada Baydhabo uga tagay balse hada Liibiya ayuu ku dhibaateysan yahay.

0
329

Xasan Cali Nuur waa Qof dhalinyaro ah ku dhashay Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobalka Baay waxna ku bartay ilaa heer jaamacadeed gaaray balse shaqa la,aan darteeda baydhabo ugu tagay ayaa hada jooga Dalka Liibiya oo ah meel ay maraan dadka u tahriibeya Qaarada Yurub.

Safarkiisa halista ahaa uu ku gaaray Dalka Liibiya wuxuu la kulmay dhibaatooyin fara badan oo saameyn ku reebtay noloshiisa.

Halkan Hoose ka dhageyso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here