Dhageyso:- Qaar ka mid ah barakacyaasha Degmada Baydhabo ee Xaruunta gobolka baaay oo Cabasho Muujiyey

0
310

Dadka Ku nool Xeriyaha Barakacyaasha Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa Wajahaya xaalado baniaadamnimo oo ay ka mid yihiin dhanka nolosha, waxeyna inta badan keliya wax ka sugaan hay,adaha, waxaana qaar ka mid ah oo aan u kuurgalnay sida ay u noolyihiin ay noo sheegeen in ay cabasho  qabaan maadaama laga guurineya xerida ay ku nool yihiin oo lagu magacaawo Banjinaay. dhanka kale waxey baaq u direen  dhamaan bulshada si loogu gargaaro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here