Dadka Naafada Koonfur Galbeed gaar ahaan kuwa Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay waxay ay baydhabo ku doorteen Gudoomiyaha Naafada iyo Kuxigeenkiisa kaasi oo ay u doorteen Gudoomiye Ali Aadan Mursal halka Bishaaro Cali Xuseen loo doortey Gudoomiye Ku xigeen
Qaar Ka mid ah Dadka naafada oo goobta joogay ayaa Radio Arlaadi ugu warbixyeen sida ay u arkeyaan doorashadaan cusub iyagoona sheegeen in ay ku faraxsan yihiin, lana shaqeyn doonaan gudoomiyaha ay doorteen
Halkan Hoose Ka Dhageyso.