Dhageyso: Munaasabad lagu furayay hotel cusub oo magalada baydhabo ka dhacday.SAWIRO

0
461

Munaasabad lagu daahfuraayey Hotel Adam Gadhe, EX. Bakiin oo ka mid ah Hotelada Casriga ee laga furay Magalada Baydhabo ayaa waxaa ka soo qeyb galay Odiyaasha dhaqanka haween iyo dhalinyaro Masuuliin ka socotay Maamulka Koonfur galbeed iyo marti sharaf kale.

Dhamaan dad weynihii kasoo qeyb galay furitaanka Hotel Adam Gadhe, EX. Bakiin ayaa soo dhaweeyay, waxayna ku tilmameen horumarada kajiraan magalada baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here