Dhageyso:-Maamulka Xaruunta Cilmi barista iyo Tawabarka Maay oo sharaxaad ka bixiyey sida ay xaruunta ushaqeyso 03-05-2019.

0
377

Isbedelka hormar ee deegaanka ka jira ayaa keentey in xariga laga jaro Xaruunta Cilmi barista iyo Tawabaraa Maay taasi oo ka dhacday munaasabd xariga loogu jaraayey magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay.

Deeqow oo ah ayaa radio arlaadi ugu horeyn ugu warbixyey sida ay tahay xaruuntan cilmibaarista cusub

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here