Dhageyso:-Maamulka Jaamacada Zamzam ee Magaalada Baydhabo oo tijaabo kale sameyneya.

0
360

Gudoomiyaha Jaamacada seyniska iyo tiknoolajiyada ee Zamzam University  Aadan Cabdi Isxaaq ayaa ka warbixyey dalaqyada ay mudooyinkaan dambe jaamacada tijaabisay kuwooda lagu guuleystay isagoona sharaxaad ka bixyey wax soo saarkooda dhanka dhaqashada beeraha, wuxuuna tilmaamey in ay homarin doonaan dalaqyada ay beereen.

Dhanka kale wuxuu bulshada ugu baaqey in ay ku dadaalaan dhaqashada beeraha sidoo kalena ay is dhiira geliyaan si loo helo wax soo saar fiican.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here