Dhageyso:- Maamulka Jaamacada ZAmZam Ee Magaalada Baydhabo Oo Ka warbixiyey Imtixaamka jaamacada.

0
331

Ardeyda Jaamacada Zamzam ee magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobalka Baay ayaa u fadhiisteen Imtaxaanka dhaxe ee sanad dugsiyeedka 2019-2020, kuwaasi oo baraneyaan kuliyado kala duwan.

waxaana Radio arlaadi uu warbixyey arimaha imtaxaanka socda Yacquub Isxaaq Xuseen isagoona sharaxaad ka bixyey maadooyinka ay ardeydani u fadhiisteen imtaxaanka.

Jaamacada Zamzam ee culuumta iyo Tiknoolajiyada ayaa ah mid bulshada baydhabo ka raadsadan cilmiga beeraha maadaama jaamacada ay bixiso casharo baratiko ah oo ay jaamacada dhaxdeeda ay  ku abuurtay dhowr geedo oo tijaabadooda lagu guulestay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here