Dhageyso:-Maamulka Degmada Xudur oo Kahadley Imtixaan Lasheegey In La musuq Maasuqey.

0
355

Dhawaan ayey ahayd markii magaalada xudur ee xaruunta gobolka bakool lagu furey mashruuc shaqo abuur ah kaasoo dhalinyaro badan lagow tawabareyey shaqooyin ay ka qaban lahaayeen deegaanka.

waxaa mudooyinkana soo ifbaxaaayey canbaareyn ku aadan sida loomarey shaqaleysiinta dhalinta deegaankaasi oo lasheegey in guud ahaan la musuq maasuqey imtixaanaadka.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here