Dhageyso:-Maamulka Degmada Xudur oo Ka Shirey Xal u Helida Nadaafada.

0
386

Munaasabadan looga hadlaayey Arimaha nadaafada Deegaanka sidii kor loogu qaadi lahaa ayaa waxay ka dhacday Degmada Xudur ee xaruunta Gobalka Bakool.

Waxaana ka soo qeyb galay Maamulka Degmadaasi kan gobalka iyo Dhamaan qeybaha kala duwan ee ururada bulshada.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here