Dhageyso:-Barakacyaal Ka Fa,ideystay Musqulooyin Ay Qodey Hay,adda Harweyn Foundation

0
344

Mudo ma aysan heysan musqul ay isticmaalaan dadka xerada barakacyaasha balse waxaa maanta laba musqul u qodey Hay,adda Harweyn Foundation oo ah hay,ad arimaha samafalka ah ka shaqeyso

Qaar ka mid ah dadka barakacyaasha ee musqusha loo qoday ayaa waxey ka warbixyeen markii hore meelaha ay isticmaali jireen iyo hada waxeyna hay,adda ugu mahadceliyeen howlaha ay u fulisay

Sagal Xuseen waa wakiilka hay,adda Harweyn Foundation ee Gobalada Baay iyo Bakool waxey sheegtay waxyaabaha kale ay u baahan yihiin dadka barakacyaasha eek u jira xeriyaha duleedka magaalada baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here