Dhageyso:-Deeq Lacageed oo lagaarsiiyey Masjid Jaamac Magaalada Xuddur oo weli qabyo ah.

0
408

Deeqdaan lacageed oo gaareysa 500 oo dollar ayaa waxaa la soo gaarsiiyey gudiga dhismaha masjidka jaamac ee degmada xudur kaasi oo weli sii socota dhismihiisa, waxaana masjidka ugu soo  deeqay xawiiwo cabdi iyo reer maxmed nuur sheikh cabdala iyagoona u bixyey eedadooda cabdiyo abdirahman Allaha u naxriistee.

Gudiga Dhismaha masjid jaamaca ee magaalada xudur ayaa aad ugu mahadceliyey lacagta la soo gaarsiiyey waxeyna muslimiinta meel kasta ay joogaan ugu baaqeen in ay ka qeyb qaataan dhameystirka dhsimaha masjidka oo hakad ku yimid maadaama ay go,day lacagihii loogu talagalay in lagu dhiso masjidkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here