Dhageyso:-Dad Ka Barakacyaasha ah Ee Xudur Oo Biyo Dhaamin Loo Sameeyey.

0
424

Barakacayaal ku sugan ilaa 4 kaam oo kuyaala magaalada xuddur ee xarunta gobolka bakool ayaa deeq biyo ah la gaarsiiyey xilli maalmihii u dambeeyey ay codsanayeen in gaar gaar rashiin biyo iyo daawo lasoo gaarsiyo.

Dadka ku nool kaamamkaani ee kuyalaan degmada xudur ayaa waxay u badan yihiin dadkii kazoo barkacay degaanada ka tirsan qaar ka mid ah degmooyinka gobolka bakool sida tiyeeglow iyo ceelberde xiligii abaarta 2017.

Halka Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here