Dhageyso:-Barnaamijka Waayaha Nolosha Ee Radio Arlaadi

0
488

Barnaamijka Waayaha Nolosha ee Radio Arlaadi ayaa waxaan mar waliba ku soo qaadanaa hormarinta nolosha bulshada, inagoo ku marti qaadno dadka nolosha guula ka gaaray xirfad ahaan iyo aqoon ahaanba. waxaan kaloo qabanaa dhiiragelino ku aadan kor u qaadida hanka nolosha.

Halkan Hoos Ka DHageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here