Dhageyso: Barnaamijka Martada Idaacada Arlaadi Ee Magalada Baydhabo 03 09 2019

0
395

Halkaani hees ka dhagayso Barnaamijka Martada Idaacada Arlaadi Ee Magalada Baydhabo isbucaan waxaa marti ku ahaa Maxamed Suufi Aadan Agaasimaha guud ee wasaarada shaqada iyo shaqaalaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya.

Barnaamijka ayaa waxaa looga hadlaayay bilooyinkii lasoo dhaafay waxyaabaha ay wasaarada ka qabatay arimaha shaqo abuurka degaanada kg biyo shorshaheeda dhow wax yaabaha uu yahay.

Tabiye: Aadan Xasan Cusmaan (Geesey)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here