Dhageyso:-Barnaamijka Haweenka Ee Radio Arlaadi

0
418

Barnaamijka haweenka ayaa waxaan mar waliba ku casuunaa haween kala duwan oo mar waliba ka soo muuqda bulshada ayna wax qabadka iyo xirfadooda soo bandhigaayaan

Todobaadkan waxaan kaga hadleynaa Dood ku saabsan Guurka deg dega ah ee Caruurta yar yar

waxaa ka qeyb galeya Dhalinyaro, haween Culma,udiin iyo Dad ka shaqeeya Hormarinta Qoyska.

Halkan Hoos Ka DHageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here