Barnaamijka Caafimaadka ayaa waxaan mar waliba ku casuunaa Dhaqaatiir aqoon buuxda u leh Cudurada aan ka hadalno todobaadkasta, waxaan sidoo kale qabanaa doodo ku aadan cudurada qaar kuwaasi oo u baahan waxyaabaha ka hortaga ah si bulshada loogu wacyegeliyo
Halkan Hoos Ka DHageyso