Dhageyso:-Barnaamijka Caafimaadka Ee Radio Arlaadi

0
387

Barnaamijka Caafimaadka ayaa waxaan mar waliba ku casuunaa Dhaqaatiir aqoon buuxda u leh Cudurada aan ka hadalno todobaadkasta, waxaan sidoo kale qabanaa doodo ku aadan cudurada qaar kuwaasi oo u baahan  waxyaabaha ka hortaga ah si bulshada loogu wacyegeliyo

Halkan Hoos Ka DHageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here