Ku dhawaad Aradey tiridoda gaarayso 100 ARadey aya iskugu jiraan Gabdho iyo wiilal ayaa waxey ay barteen xirfadaha soolarka munaasabadaan waxa hormuud ka aheyd wasaarada shaqada iyo shagaalaha konfur galbeed somaliya.
waxa ka soo geeb galeen masuuliyiin kala duwaan oo uga hareyaan maamulka deegmada kan Gobalka baay iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada koofur galbeed soomali
Dadkaan oo ah kuwo iska kaashadey wadamo kala duwan oo ku midowaan sidii ay wax u bari lahaayeen dhalinyerada dacda yer waxaan qeyb ka ahaa hay,do kale oo aya kaaliin wanagsan ka gaateen xafaladan oo lagu gadoonsinay galaabka soolarka dhalanyeradii bartey mudadii Afarta bilood aheyd
Uga horeen waxaa ka Hadleen qaar ka mid ah masuulinta ka soo qeyb gashey munaasabadaani oo uu uga horeya Agaasimaha guud ee wasarada sheqada iyo shaqaalaha
Sido kale waxa halkaasi ka hadleen wasiirada Goolaha koonfur galbeed somaali waxa ayna soo dhaweeyn howlaha wanagasan aya wado wasarada sheqada iyo shaqaalaha
Uga danbeyntii waxaa munasabada soo xirey waiirka wasarada sheqada iyo shaqaalaha ee maaamulka konfur galbeed feysal C/laahi Ali waxana uu dhalinyerada uu kula teliyey in ay si wanaagsan ay uga shaqeyn bulshada qalbka ay haystaan iyo xirfada ay barteen.