Dhageyso:-30 Kun oo Arday oo maanta galaya Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare.

0
701

Qaar ka mid ah iskuulada magaalada baydhabo ayaa  Ammaankooda ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana iskuuladaasi imtixaan ku galaya ardeyda dugsiyada sare ee sanadkaan qalan jebisey.

In ka badan 30 Kun oo Arday ayaa maanta u fariisinaya Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ee dowladda ay qaadeyso sidda uu horay u shaaciyay Wasiirka waxbarashadda Soomaaliya.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here