Degmada Tiyeeglow Oo Laga Bilaawey Dhismaha Weyn Ee Masjidka Jaamac.

0
309

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shacabka kala duwan ee ku nool degmada tiyeeglow ee gobolka bakool ee koonfur galbeed ayaa waxay bilaween in degmada ay ka hirgaliyeen masjidka weyn ee jaamac, waxaana dhismihiisa ka qeyb qaadan donaan dad weynaha degmada ku sugan.

Gudiga loo xil saaray dhismaha masjidka ayaa waxay shegeen in lacagta lagu dhisaayo masjidka laga soo aruurin doono maamulka, dadka lacagta leh ee degmada ganacsatada iyo jaaliyada kasoo jedaan degmada tiyeeglow eek u maqan banaanka kaasi oo looga talagalay in mudo gaaban gudohooda larabao in lagu dhameeyo dhismaha masjidka degmada tiyeeglow.

Sidoo kale gidga dhismaha masjidka ayaa waxay shegeen in kaliya looga baahneyn  in wax laga sugo maamulka iyo dadka kasoo jedeen degmada loo baahan yahay in qof weliba oo awoodo in lacag ku darsado masjidka madaama tani ay tahay sadaqul jaariya, waana ay wanaagsan tahay in laga qeyb qaato dhismaha beydka alle.

Waxaa labilaawey aas aaska dhismaha masjidka hadii lacag kufilan loo helo waxaa si toos ah ay u socon donaan bilowga ilaa iyo dhamaadka masjidka.

Radio Arlaadi:- Abdirahman Yusuf Hassan Soori

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here