Ceel Biyood Kumanaan Bulsho Ku nool Buur Hakaba Muhiim u ah oo Meel Gaba Gaba ah Maraya.

0
294

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mudooyinkii uga dambeyey ayaa degmada buur hakaba ee gobalka baay lagu wadey qoditaanka ceelbiyood ayidoo degmadaasi aan horey looga baran ceelbiyood ay ka dhaansadaan guud ahaanba dadka ku nool degmada iyo tulooyinka hoos yimaada .

Ceelbiyoodkaani oo ahaa mid ay bulshada si weyn u soo dhaweyeen ayaa noqdey midkii uga horeyey oo lagu qodo riig lagana hirgeliya degmada wuxuuna mid dayactirkiisa meel geba geba ah jooga ayigoo qaar ka mid ah dadka degmada ay bilaween in ay ka dhansada, ayidoo degmada laga dareemayey biyo yeri hoogan inta uu san bilaawan roobka deyrta.

Warkan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here