Carruur Waxbarasho la,aan ay ku heysato xero barakac oo ku taalla Baydhabo.

0
331

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah dadka barakacyaasha ee ku nool kaamamka duleedka magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa waxey ka cawaneyaan dhibaato ka heysata dhanka nolosha iyo in caruurtooda aysan heysan waxbarasho, waxeyna baaq u dirsadeen guud ahaan qeybaha kala duwan ee bulshada si ay u soo caawiyaan.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here