Caalamka oo maanta laga xusayo maalinta kansarka Aduunka.

0
293

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ujeeddada Macluumadka Cudurka Kansarka ayaa ah hormarinta wacyi-gelinta Bulshada  qoysaska  Cudurka kansarka wuxuu kordhay in ka badan saddex-meelood meel 20 kii sano ee la soo dhaafay. Sannadka 2020 waxaa lagu qiyaasay in labadii qof uu hal qof qaadayo cudurka kansarka inta uu nool yahay ee waddamada Reer Galbeedka.

Kansarku wuxuu saamayn karaa cid kasta iyadoo aan eegayn da’da, diinta, luuqadda ama asalka uu ka soo jeedo. Caddaynta cilmibaaristu waxay muujinaysaa in ka wacyigelinta kansarka ay hoosayso dadyawga bulshada ahna ay u baahan yihiin wacyegelin fara badan .

iyadoo 4 ta  bisha feebaraayo sanad kasta laga xuso guud ahaanba caalamka cudurka   Maalinta cudurka kansarka ayaa dr Aadan Maxamed Nuur (Dr Samaan) oo kamid ah dhaqaatirta ka howlgala magaalada Baydhabo waxaaa uu Radio Arlaadi uga waramay muhiimada ay leedahay in la xuso cudurkan, wuxuuna faafaahin ka bixyey waxyaabaha keeni kara ama sababi kara cudurkan.

Warbixintan waxaa inoo Haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here