Bulshada ku Nool Magaalada Baydhabo oo ka Hadlay Roobkii Ka Da,ay Magaalada.

0
262

Baydhabo(Radio Arlaadi)- 24tii Saacadood ee la soo dhaafay qaar ka mid ah Deegaanada Gobalka Baay iyo Bakool waxaa ka da,ay Roob saacado badan socday, kaasi oo biyo dhigay Wadooyinka Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay iyo Xaafadahaba. Shacabka ku nool Baydhabo waxay si weyn u soo dhaweeyeen Roobkii da,ay iyagoona ka hadlay Nimcada Alle ee Roobka iyo Kuleylkii ay ku jireen Maalamihii la soo dhaafay.

Warkan Waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here