Beeraleyda Deegaanka Haween ee gobalka baay oo rajo xumo ka muujiyeen dalaqyadii ay beerteen.

0
312

Baydhabo (Radio Arlaadi)- Bulshada degan deegaanka Haween ee duleedka magaalada baydhabo ee xaruunta Gobalka baay  oo baydhabo 18KM  u jirta gaar ahaan beeraleyda ayaa waxa ay dalaqyadii ay beerteen saameyn ku yeeshay ayax oo ka cunay dalaqyadii la beertay sida Masagada, digirta, galeyda iyo kuwa kale

bulshadii ayaa ku dadaalay sidii ay uga ilaalin lahaayeen ayaxa soo weeraray balse ay awoodi waayeen in ay ka saaraan beerahooda, waxeyna sameeyeen waxyaabo isku dey ah balse taasi ma dhicin oo beerihii ayaa gebi ahaanba eber noqdeen .

Cukaash Xasan oo ka mid yahay beeraleyda deegaanka  ayaa Radio Arlaadi uga waramay beerahooda iyo sida dhibka uu ku heyo ayaxa.

Xuseen Macalin Abshir oo ah gudoomiyaha deegaankaasi ayaa Radio Arlaadi uga Warbixyey xaalada deegaanka.

Bishaar Mayow Mukhtaar:- Radio Arlaadi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here