Beeraleyda Baydhabo oo bilaabey in ay goostaan dalaqyadii ay beerteen sanadkan.

0
284

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tani waa rajada ugu weyneyd ee beeraleyda magaalada baydhabo ay  mudo sugeyeen in ay mar un arkaan faaidada roobkii deyrtii la soo dhaafey oo ay beerahooda abuuro kala duwanku beerteen,waxeyna hada ku guda jiraan goynta dalaqyadii u soo baxay oo mudo badan ay ku soo shaqeyeen.

Warbixintan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here