Ardeyda Jaamacadaha magaalada baydhabo oo u bilowday Imtixaanka kama dambeyska ee Sanad Dugsiyeedakan.

0
298

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ardeyda jaamacad koonfurta ee magalada baydhabo ayaa waxey ku guda jiraan imtixaanka kama danbeyska ah ee simistarada ay uga gudbeyaan sanad dugsiyeedkan .

Imtaxaamkani ayaa ardeyda waxey u fadhiisteen dhamaan xaruumaha jaamacad koonfurta ay ku leedahay degmada beydhabo .

qaar ka mid ah ardeyda u fadhiistey imtaxaanka ayaa ka warbixiyey Ahmiyada uu u leeyahay imtaxaanka.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here